Home Wararka Maanta Xulka qaranka ee Soomaaliya oo ku guuleystay koob caalami ah
Wararka Maanta - October 15, 2022

Xulka qaranka ee Soomaaliya oo ku guuleystay koob caalami ah

Xulka qaranka ee Soomaaliya da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku guuleystay koobka ciyaaraha bariga iyo bartmaha ee Cecafa.

Soomaaliya waxay 3-1 uga badisay xulka South Sudan.

Ciyaarta kama dambeysta ah ayaa haatan lagu soo gabagabeeyay garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Xulka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa maalmihii lasoo dhaafay wacdaro ka dhigayay tartanka, waxay kasoo badiyeen Itoobiya iyo Uganda.Article share tools

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *