Home Wararka Maanta NEWS Daacish Iyo Alshabaab Oo Dagaal Ku Dhex Maray Buuraleyda Gobolka Bari
Wararka Maanta - January 5, 2022

NEWS Daacish Iyo Alshabaab Oo Dagaal Ku Dhex Maray Buuraleyda Gobolka Bari

January 5, 202 wararka ka imaanaya gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in buuraleyda Cal-miskaad uu iskahorimaad hubeysan ku dhex maray dagaalamayaal ka tirsan Daacish iyo Alshabaab.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *