Home Wararka Maanta War deg deg ah wasiiro frabadan oo iscasilaya
Wararka Maanta - September 6, 2021

War deg deg ah wasiiro frabadan oo iscasilaya

Wararka aan ka helayno muqdisho waxay sheegayaan tiradii ugu badneed wasiiro taageersan waraaqda uu soo saaray madaxwaynaha JFS Farmaajo ayaa wada inay is-casilaan saacadaha soo socda, Sababta ay isu casilayaan ayey inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo Lagu kalsoon yahay inay ka cadhoodeen xilka qaadistii uu ra’iisul wasaare rooble xilka kaga qaaday Taliyaha NISA Fahad Yaasiin.

Haddii ay is-casilaan Tirada Wasiirada saddex meelood meel iyo badh Waxay ka dhigan tahay guud ahaan xukuumadu way fashilantay sidaasina waa meesha uga baxaysa xukuumadda uu huggaamiyo ra’iisul wasaare rooble madaxwayne Farmaajo ayaa isna markaasi laga sugaya inuu soo magacaabo ra’iisul wasaare cusub oo dhamaystira shaqooyinka qaranka. Difaac qaran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *